Zoja 💙 & Saciida ❤️
Saciida waxaa tahay qeeb ka mid ah nafteyda nolosheyda waxee is beddeshay markii Aad Adiga igu soo biirtay igu wehlisay aduunka mcnto waxaa tahay aniga aduunkeyga.
Xiliyada Qaar Waxaan isku heestaa inaa ahay nin masuul ah oo xaasla ah waxaas oo dhan adiga igu dhaliye dareenkaas adigaa igu abuuray mcnto allah ikaa xafido
Dhiigeyga dareenkeyga dhamaan jirkeyga adigaa dareen galiye Ku Aaminzan yihiin Waxaa Tahay Xaaski Qarniga caruurteyda kama shaleyn doonan inaan hooyo wanagzan u dooray
Nafteyda muhiim baa u tahay sida maalinti iftiinka muhiim ugu yahay qalpikeyga agtaada ayuu ku qanacsan yahay Nolosha Aan Isku wehlino Si aay caruurteena isku weheshadaan
Zoja wuxuu ahaa mid aan ka helay xushmad qosol iyo kalgacal dhab ah isiiyay. Maalin walba wuxuu i dareensiiyay inaan ahay qof muhiim ah. Jacaylkeenna wuxuu ahaa mid koraya maalinkasta.
Si xad dhaaf eh inaan ku jeclahay ilaahey ayaa marqaati ka eh Mcn Mar kastana waxaan ushegaa inaan ku Jeclahay waxaana kabaryaa inuu cafimaad dheeriya iika siiyo si aan Nolosha uwada qeybsano inta noloshena kadhiman
malihi doorasho aan adiga eheen sababto ah Qalbigeyga Waxaa Buux dhafiyay Jcelkaada Qalbi Wan ku Jeclahay