Fariimo Jaceyk Jacayl ❤️

Jacaylku waa hibo Eebbe bixiyo qofkii helaa nasiib ayuu leeyahay

“Marwalpo hurdo kasoo Kaco Waxaan Jeclahay Adigoo Dhoolcadeynaaya inaa Arko”

— Zoja 💙

“Markaan ku arko qalbigeyga wuu degayaa, dunidana waan ilaabaa.”

— Saciida ❤️

“Adiga dartaa ayaan u bartay in jaceylku yahay dareen nololeed.”

— Zoja 💙

“Jacaylkaagu wuxuu iga dhigay qof dhameystiran.”

— Saciida ❤️

Next: Nala Soo Xariira📞