"Jacaylka dhabta ah waa mid qalbiga taabanaya aan waqtigu dumin karin"
"Nolosheena Waa Mid Ku dhisan ixtiraam iyo kalsooni iyo dareen xad dhaaf ah"
"Wanaaga Dhexdeena Yaal Waa Mid Ka Adag buuraha Aan La bur buri Karin"
"Mar hadaan si dhab ah isku jecelnahy wax na hor istaagi karo malaha anaga lee mooyee"
"dumar adigan kaa caashaqay adigana qaas kaa dhigtay nafteydana ku aaminay"
"Marwalpo farxadaada ayaa ii muhiim ah xappti Waan Ku jeclahay Nafta Uroon"
Our Story